Hogaanka Ahlu suna oo caawa kulan xasaasi ah ku leh Magaalada Dhuusamareeb

Xarunta Inji ee magaalada Dhuusamareeb waxaa kulan deg deg ah uu uga socdaa caawa hoggaanka ugu sareeya Maamulka Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Kulanka ayaa looga hadlayaa arrimo la xiriira soo xulista Baarlamaanka cusub ee Galmudug iyo jadwalka doorashada Galmudug ee ay maanta soo saareen Guddiga … Continue reading Hogaanka Ahlu suna oo caawa kulan xasaasi ah ku leh Magaalada Dhuusamareeb